Skip to main content

Posts

Showing posts from November 12, 2015

Akhriso Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Ku Soo Xidhay Shirkii Golaha Dhexe+Sawiro

Akhriso Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Ku Soo Xidhay Shirkii Golaha Dhexe+Sawiro  Akhriso Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Ku Soo Xidhay Shirkii Golaha Dhexe+Sawiro Mahadnaq: Madaxweynaha Jamhuuriydda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siiraanyo), Aas-aasihii Xisbiga KULMIYE, Xubnaha Golayaasha Qaranka ee kala duwan, xubnaha sharafta mudan ee Golaha Dhexe marti-sharafta, Dhallinyarada, Haweenka, Ergooyinka Beesha Caalamka, Xisbiyada Qaranka, Saxaafadda, dhammaantiin ASCW. Kal fadhiga 5 aad  ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxa aan ka mahad-celinayaa sida sharafta, maamuuska iyo milgaha leh ee aad iigu doorateen in aan Xisbiga KULMIYE, uga qaybgalo tartanka doorashada madaxtinimo ee dalka ka dhici doonta bisha March 2017 Insha Alla. Waxa aad isaarteen masuuliyad iyo xil aad u wayn, oo u baahan aragti dheer iyo dadaal xoogan. Waxa aan u arkaa xilkan ammaano iyo masuuliyad