Skip to main content

Posts

Showing posts from October 5, 2015

PUTIN EXPOSES OBAMA’S PAID ISIS MERCENARIES IN MIDDLE EAST AND SYRIA

PUTIN EXPOSES OBAMA’S PAID ISIS MERCENARIES IN MIDDLE EAST AND SYRIA In a press conference at the Valdai Discussion Club 2014 in answer to a question to a United States Journalist, President Vladimir Putin addressed his concerns regarding the US and their role in the middle east and ISIS. Although the film footage of the press conference has been banned, Live leaks released a copy of the press conference to the public. The words of Putin are transcribed below word for word from the video originally provided by  Inessa S. The press and mainstream news has been avoiding this information. It is a scathing , diplomatic account of Russia’s position on the politic behavior and actions in the middle east regarding Syria and ISIS, as well as a reprimand to our press who have failed to do their job. Putin’s complete oration to the US Journalists: First point. I never said that I view the US as a threat to our national security. President Obama, as you said, views Russia as a thr

ciyaaraha isreebreebka oo maanta si rasmiya

Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland Hargaysa:-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobolada Awdal iyo Togdheer. Xulka gobolka Awdal ayaa 1: 0 kaga adkaaday xulka gobolka Hawad, waxaanay ciyaartaasi labada kooxood soo bandhigeen ciyaar raaligelisay daawadayaashii ku sugnaa garoonka. Xulka gobolka Daadmadheedh ayaa isaguna 1:0 kaga adkaaday xulka gobolka Togdheer oo martigeliyay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland ee bariga.

Jamaacad Cusub Oo La Magac Baxdey Marodijeh International University Oo Laga Furey Magaalada Hargeysa

Jamaacad Cusub Oo La Magac Baxdey Marodijeh International University Oo Laga Furey Magaalada Hargeysa Hargeysa:- Munaasibad balaadhan oo lagu qabtey hotel maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa  lagu shaaciyey  in dalka laga furey  jaamacad cusub oo loogu magac  darey Marodijeh International University  Xafladan shaacinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Wasiiro , Xildhibano , Masuulyiinta Xisbiyada Mucaaridka , Qaar Ka Mid Ah Madaxda Jaamacada Dalka Ka Jira , Culmo Aw Diin  Iyo Masuulyiin Kale    Ugu Horeyn waxaa Madasha  Ka Hadley Gudoomiyaha Jamacadaasi Prof. Cabdi Xussen Gaas Waxaana uu sheegay in u jeedka jaamacadan loo sameyey ay -tahay sidii  Is bedel loogu sameyn lahaa qaabka waxbarasho ee dalka waxaana uu yidhi. Dhamaan marti sharafta ka soo qeyb gashay xafladan lagu shaacinayo jaamacadan cusub waan u mahad celinayaa runtii jaamacadan  waxaa nagu kaliftey in aan dalka ka furno anaga oo rabna in aanu ka wax ka qabano  baahida waxbarasho ee dalka ka jirta Xaqi