Skip to main content

Posts

Showing posts from March 19, 2016

WARBAAHINTA CAALAMKA OO SAADAALISAY IN SOMALILAND 2017 MUJ.MUUSE BIIXI CABDI MADAXWAYNE KA NOQONAYO

WARBAAHINTA CAALAMKA OO SAADAALISAY IN SOMALILAND 2017 MUJ.MUUSE BIIXI CABDI MADAXWAYNE KA NOQONAYO  Haji cami Wargeyska caanka ah Africaintelligence ee ka faalooda arrimaha siyaasada Afrikada Bari ayaa, cadadkiisi maanta(18/03/2016) maqaal dheer kaga faaloodey saadaalinta Beesha Caalamka ee natiijada Doorashada Madaxweynaha Somaliland ee la filayo in ay dhacdo horaanta sannadka fooda inagu soo hayaa 2017.  Wargeyskan ayaa, faaladiisa ku sheegey in bilihii u dambey Murashax Muuse Biixi Cabdi toos ula wareegey hogaaminta Siyaasada Arrimaha Debbada Somaliland, waxaanu dhawaan socdaal xog wareysi ah ugu direy wadamada Deriska wafdi La Taliyaashiisa Arrimaha Debbada ah oo u hogaaminaayo La Taliyihiisa Gaarka ah, Dr. Maxammed Cabdilaahi Cumar, Wasiirkii Hore Arrimaha Debbada Somaliland. Wargeyska ayaa, sheegey in horaantii bishan uu wafdigaas la kulmey Xildhibaanada Congreska Mareykanka, Dana Rohrabacher iyo Chris Smith oo xubno ka ah Guddida Arrimaha Debbada Golaha Congreska Mareyka