Skip to main content

Posts

Showing posts from October 15, 2015

NATIIJADA SHIR TAABACSAN MUSHARRAXIIN HUWAN AH OO XALAY KA DHACAY HARGEYSA IYO ERGO NIYAD-JABSAN OO MADAXWEYNE KU XIGEENKA KA MAGAN-GASHAY DHOOLLA-TUSKA MUUSE BIIXI

NATIIJADA SHIR TAABACSAN MUSHARRAXIIN HUWAN AH OO XALAY KA DHACAY HARGEYSA IYO ERGO NIYAD-JABSAN OO MADAXWEYNE KU XIGEENKA KA MAGAN-GASHAY DHOOLLA-TUSKA MUUSE BIIXI GUDAHA KA AKHRI: Tirada iyo  Magacyada  Wasiirro, Wasiir—ku-xigeenno, Xildhibaanno iyo Kaadiriin KULMIYE Ah Oo Quus Ka Jooga Taageeradii Ay Haysteen Cabdicasiis Samaale, Maxamed Biix Iyo Xildhibaan Kijaandhe Oo Meel Isugu Keenay Xalay Dhowr iyo Labaatan Xubnood Oo Kamid Ah Guddida Fulinta ee KULMIYE iyo Shir Xalay Loo Ballansanaa In Mowqif Midaysan Kasoo Saaraan Oo Laysku Af-garan Waayay Hargeysa ( Hubaal )- qaar kamid ah musharraxiinta huwanta ah ee Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kula loollamaya doorashada musharraxa madaxweynaha ee golaha dhexe ee xisbigu dhawaan ku dooran doonaan shirka shanaad ee golaha dhexe ayaa habeenkii xalay ku kala kacay shir doceed albaabadu u xidhan yahay oo ay isugu yimaadeen Hotel-ka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Shirkan oo  xubnaha ka qayb galay ay tiradoodu dhamayd 25 xubnood isl