Skip to main content

Posts

Showing posts from October 25, 2015

Marodijeh International University oo ardaydii cusbayd ka qaaday imtixaanaadkii lagu galayay Jaamacadda

Marodijeh International University oo ardaydii cusbayd ka qaaday imtixaanaadkii lagu galayay Jaamacadda   Arday kor u dhaafaya 300 ooarday ayaa maanta u fadhiistayimtixaanaadkiiqabuulkaeeJaamacaddacaalamiga ah ee Marodijeh International University , ardaydaasiookasooqalinjabiyaydugsiydasareeedalka. MaamulkaJaamacadda Marodijeh International University ayaa sheegay in qorshahoodu yahay in ay qaataan ardaydaugu tayada fiican ee kazoo baxay dugsiyadda sare ee dalkasi loo soo saaro jiil isbedel la mahadiyo u horseedabulshada Somaliland islamarkaana kadhexmuuqan kara tartamada caalamiga ah eewaxbarashada,maamulkaJaamacaddaooarintaasikahadlayaayaawuxuuyidhi “300 ee arday waxaanu kaqaadnay imtixaano heer caalami ah oo lagu hubinayo tayadooda aqooneed ee dhinaca luqada Ingiriisida iyo Xisaabta, Jaamacaddu waxay qaadan doonta ardayda ku gudubta darajooyinka sare ee imtixaanaadkaasi islamarkaana ay aqoontoodusarayso”. Maamulka Jaamacadda   Marodijeh Internationa...

Wargeyska HUBAAL Oo Helay Warqaddii Kalsoonida Siisay Muuse Biixi Ee Habeen Saddexaad Farta Laga Saaray Madaxweyne Siilaanyo

Wargeyska HUBAAL Oo Helay Warqaddii Kalsoonida Siisay Muuse Biixi Ee Habeen Saddexaad Farta Laga Saaray Madaxweyne Siilaanyo Gudaha Ka Akhri Magacyada Iyo Tirada Xubnihii Saxeexay Warqaddaas Oo Habeen Saddexaad La Kulmay Madaxweyaha. Hargeysa (Hubaal)- Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee beesha Subeer Awal ee hadda taageersan musharaxnimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ee ay u suurta gashay in ay saxeexaan warqadii loo gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).  Xubnahan Golaha dhexe oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, masuuliyiin soo qabtay xilal sar sare, Madaxdii xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin aad u tiro badan oo saaxadda siyaasadda Somaliland caan ka ah.  Xubnahan waraaqda saxeexay iyo kuwa kalsoonidooda soo bixiyey oo ah todobaatan xubnood in ka badan iyadoo tirada guud ee beesha Subeer Awal kaga jirta Golaha dhexe ay tahay ku dhawaad Sagaashan Xubnood taasoo muujinaysa...