Monday, 5 October 2015

ciyaaraha isreebreebka oo maanta si rasmiya



Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland





Hargaysa:-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobolada Awdal iyo Togdheer.
Xulka gobolka Awdal ayaa 1: 0 kaga adkaaday xulka gobolka Hawad, waxaanay ciyaartaasi labada kooxood soo bandhigeen ciyaar raaligelisay daawadayaashii ku sugnaa garoonka.
Xulka gobolka Daadmadheedh ayaa isaguna 1:0 kaga adkaaday xulka gobolka Togdheer oo martigeliyay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland ee bariga.


No comments:

Post a Comment

Dagaalka Bariga Dhexe iyo Saamaynta Dhaqaale ee Geeska Afrika

  Bariga Dhexe waa mid ka mid ah gobollada ugu xasaasisan dunida marka laga hadlayo siyaasadda, amniga, iyo dhaqaalaha. Xiisadaha iyo dagaal...