Sunday, 20 September 2015

BUSHAARO................................ BUSHAARO.........................................BUSHAARO

HARGEISA INTERNATIONAL UNIVERSITY

Ku soo dhawaada Jaamacada Hargeisa International University  oo lagaaga furay magaalada Hargeisa
Waxaa ay jaamacadu bilaabaysaa Bachelar Degree waxaana ka mida

1. Bachelar Bussines Administration
2.Bachelor of ICT (Information Communication Technology)
3.Bachelaor of Engineering
4.Bachelor of Management Information System MIS
5. Bachelor of Public Health
6. Bachelor of Development Studies

Hadaba Hargeisa international University and student financial Support Initiatives waxaa ay ardayda siinayaan deeq waxbarasho oo dhan 30% Feega kuliydaha kala duwan ee jaamacadda hadaba hore uga faaidayso jaaniskaas Dahabiga ah

No comments:

Post a Comment

Maxaa laga filan karaa Golaha Amaanka Bari Qadiyadda Aqoonsiga Isreal ee Somaliland!

  Marka la eego aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Israel iyo Maraykanka, waxaa laga filan kara...