Thursday, 8 October 2015

War Deg Deg: Ilahey ha u naxariistee Afar Dhalinyaro Dalxiisayaal ah ayey liqdey Badda Berbera



War Deg Deg: Ilahey ha u naxariistee Afar Dhalinyaro Dalxiisayaal ah ayey liqdey Badda Berbera
 


Berbera ,Badda Berbera ayaa goor dhaweyd liqday Afar Dhalinyaro Ah  oo ka soo dalxiis tagey dhinaca Caasimada Hargeysa Gaar ahaan waxay kamid ahayeen Arday ka socotay  iskuulka kamida Dugsiyada Sare  Ee Hargaysa Ku Yaala,waxaana Sida la sheegay ay ka kale yimadeen Xaafadaha Calaamadaha ,Jameecada ,Magacyadooduna waa kuwan hoos ku xusan Xaafadahay Kala Galaan Ayaa Ah
Axmed Haybe Cabdi/ Xaafada Calaamda
Xasan Osman Axmed/ Xaafada Jameecada
Siciid Osman Muxmad / Xaafada Calaamdda
Osman / Xaafada Calaamada


FB: Abdiasiis Jama Haji Cami
Hargeisa Somaliland

No comments:

Post a Comment

Dagaalka Bariga Dhexe iyo Saamaynta Dhaqaale ee Geeska Afrika

  Bariga Dhexe waa mid ka mid ah gobollada ugu xasaasisan dunida marka laga hadlayo siyaasadda, amniga, iyo dhaqaalaha. Xiisadaha iyo dagaal...