Jaaliyada Xisbiga Kulmiye ee Birmingham oo Hambalyo iyo Taageero
Buuxda u Diraysa
Marka hore salaan
sharaf badan dhamaan Umada Somaliland meel kasta ay joogaan , gaar ahaan Umada
Bah-Weynta Xisbiga Kulmiye.
Annaga oo ah
jaaliyada Xisbiga Kulmiye ee UK , gaar ahaan magaalada Birmingham , waxaan si
wayn oo sharaf leh ugu Hambalyaynaynaa Musharaxaiinta Madaxweynaha iyo
Madaxweyne ku-xigeenkiisa EEXisbiga KULMIYE Md, Muuse Biixi Cabdi Iyo Md
Cabdiraxman Ismacil(Saylici) oo lagu doortay Maanta Magaaladda Hargeysa Iyo
Wasiir Salebaan Xaglo-Toosiye oo dad badan oo Jaaliayadda u badan ay aad u
Tageersan-yihiin.
Waxaanu leenahay
waxa maanta Xisbiga Kulmiye gartay hal dooryowaa-weyn
oo wax ku soo kordhin-kara Xisbiga KULMIYE iyo guud ahaan Somaliland.
Taageero buuxda
ayaanu u haynaa Madaxwayanaha iyo Ku-Xigeenkiisa Mustaqabalka ee Jamhuuriyada
Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Md Cabdiraxman Saylici iyo Weliba
Wasiirka Caafimaadka Md Salebaan Ciise Axmed(Xaglo-Toosiye) oo tageerayaal
balaadhan maanta ku leh aduunyada dacaladeeda , gaar ahaana Magaaladda
Birmingham .
Waxaanu
leenahay Ilaahay ha idiin fududeeyo hawshaa aad gasheen.
Hadaanu nahay
tageerayaasha Kulmiye ama xubno ka midda Jaaliyada Birmingham , Waxaanu Alle
idiinka baryeynaa in xilka aad qaadeen ee umadda Somaliland aad ku guuleystaan
Inshalaahu , isla-markaana aad noqotaan Hogaamiyaal bad-baadiya shacabkooda.
Waxaana aanu
leenahay Doorashadaasi waxay u dhacday si dimuqraadiyad ah , isla-markaana aanu
ku tilmaamayno inay ahayd mid ku dayasho mudan, Xisbiyada kalena waxaanu ku
boorinaynaa, in sidaa si la-mid ah iyana ay doorashooyinkooda u
qabsadaan, isla-markaana raacaan Dastuurka rasmiga ah ee dalka u degsan iyo
xeer-hoosaadkooda.
Waxaa cadaan ah
oo aan shaki ku jirin in musharixiinta Xisibgia Kulmiye ay yihiin
musharixiinta keliya ee maanta badbaadin iyo horumarkii Somaliland u taagan, oo
halkaasi ka sii wadi kara horumarka balaadhan ee xukuumadu ku talaabsatay .
Ugu danbayn :-
Hambalyo balaadhan ayaan u diraynaa Musharaxiinta Madaxnimadda Kulmiye iyo
Wasiir Xaglo-Toosiye oo aanu leenahay waad guulaystay , halkaasi ka sii waday
dadaalkaaga, Tageero badana waanu kuu haynaa , waxaad tahay siyaasi loo
han-weyn-yahay , musharaxiinta kale waanu u duceynayna Doorashaddaa ay Ku Soo
baxeen. Waana masuuliyiin u qalma runtii. ILAAHAY ha Ku Guuleeyo xilkaasi ,ka shaqaynta
danta shacabka Reer Somaliland ee ay musharaxiinta ay uga noqonayaan xisbigooda
Kulmiye. Kun jeer baan u hambalyeynaynaa, waananu u duceynayna. Xisbigga
KULMIYE Iyo shakhsi ahaanba ILAAHAY ha Kugu guuleeyo.
Waxaanu rabnaa anoo
ku hadlayna magacyadayada inaan Hambalyo u dirno Madaxweynaha iyo
Ku-xigeenkiisa , oo maanta Golaha dhexe Kulmiye doorteen iyo weliba Wasiir
Xaglo-Toosiye oo ah halyey Qaran.
1) Maxamuud
Xirsi Duudu.
2) Fariid
Diiriye Nuur.
3) Suldan
Siciid Kabadhe.
4) Axmed
Keyse(Saajin).
5) Cabdi
Ibrahim(Cabdi Jaquur).
6) Abwaan
Cabdilaahi Xuseen Xiinwaal.
7) Maxamed
Muraad
8) Adan
Cabdi Xasan (Adan Weyso).
9) Maxamuud
Maxamed Lawyo.
10)
Axmed Bulaale.
11)
Maxamed Xuseen Geele.
12)
Cismaan Jirde.
13)
Mustafe Adan Shanle.
14)
Maxamud Cali Axmed(Jaadhi).
15)
Xasan Cabdilaahi Mataan.
16)
Maxamed Cisman Diriye (Gabalaax).
17)
Axmed Dacad.
18)
Diiriye Maxmud Olol.
19)
Omar Axmed Cali.
20)
Cali Ismaciil Nuur.
21)
Axmed Boos Cabdi.
22)
Maxamuud Xaji Xasan.
23)
Cabdilaahi Warsame.
24)
Keyse Iimaan.
25)
Axmed Jirde.
26)
Cali madar.
27)
Siciid badeed(Siciid Codey).
28)
Keyse Iiman.
29)
Mustafe Rooble(Tadhase).
30)
Xuseen Hindi,
31)
Cali Biciide.
32)
Haybe Weylo-wade.
33)
Adan Fooje.
34)
Xasan Qoti.
35)
Maxamed Dahabshiil.
36)
Cabdi-risaq Yaan-Ismiid.
37)
Cabdi Faarax Weydhaf.
38)
Ibrahim Hirad Guleed.
39)
Axmed Ibrahim Guleed.
40)
Dhiin Dhalaal.
41)
Cali Carab,
42)
Kanadiid baashe Hirad.
43)
Jamac Axmed X.Xirsi(Food).
44)
Mursal maxamed Nuur.
45)
Siciid Jeeni.
46)
Maxamed Nuux.
47)
Bashiir Marexaan.
48)
Abdraxiin Sh,Bashiir.
49)
Mahad EEley.
50)
Cabdifatax Cali Yasir.
Blogger: hajicami.blogspot.com
E-mail: Samater2013@gmail.com
Hargeisa Somaliland
Comments
Post a Comment