Monday, 30 November 2015

Laamaha Ammaanka Somaliland Oo Hargaysa Ku Xidhay Laba Saxafi.





ciidanka Booliska Somaliland ayaa goor dhaweed xabsiga u taxaabay Guddoomiyihi Iyo Tifaftirihii Wargayska Hubsad Rashiid Nuur Wacays Iyo  Saciid Khadar.
Xadhiga labadan saxafi ayaa waxa amray xeer ilaaliyaha guud ee Qaran sida ay xaqiijinayaan warar xogogaal ahi.
Wargayskan Hubsad ayaa maalmo kooban soo baxay magaalada Hargaysa inkasta oo markii danbe la xanibay, iyadoo la sheegay in aanu dhamaysan shuruucda loogu ogolaado furashada wargaysyada.
ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay dhinmaca laaamaha Ammaanka oo ka hadlaaya xadhiga labadan saxafi.
www.hajicami.blogspot.com
E-mail: Samater2013@gmail.com


No comments:

Post a Comment

Dagaalka Bariga Dhexe iyo Saamaynta Dhaqaale ee Geeska Afrika

  Bariga Dhexe waa mid ka mid ah gobollada ugu xasaasisan dunida marka laga hadlayo siyaasadda, amniga, iyo dhaqaalaha. Xiisadaha iyo dagaal...