Skip to main content

Wargeyska HUBAAL Oo Helay Warqaddii Kalsoonida Siisay Muuse Biixi Ee Habeen Saddexaad Farta Laga Saaray Madaxweyne Siilaanyo



Wargeyska HUBAAL Oo Helay Warqaddii Kalsoonida Siisay Muuse Biixi Ee Habeen Saddexaad Farta Laga Saaray Madaxweyne Siilaanyo


Gudaha Ka Akhri Magacyada Iyo Tirada Xubnihii Saxeexay Warqaddaas Oo Habeen Saddexaad La Kulmay Madaxweyaha.


Hargeysa (Hubaal)- Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee beesha Subeer Awal ee hadda taageersan musharaxnimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ee ay u suurta gashay in ay saxeexaan warqadii loo gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).  Xubnahan Golaha dhexe oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, masuuliyiin soo qabtay xilal sar sare, Madaxdii xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin aad u tiro badan oo saaxadda siyaasadda Somaliland caan ka ah.  Xubnahan waraaqda saxeexay iyo kuwa kalsoonidooda soo bixiyey oo ah todobaatan xubnood in ka badan iyadoo tirada guud ee beesha Subeer Awal kaga jirta Golaha dhexe ay tahay ku dhawaad Sagaashan Xubnood taasoo muujinaysa in Gudoomiye Muuse Biixi uu haysto taageerada ugu balaadhan xubnaha golaha dhexe ee beesha subeer awal marka loo eego xubnaha ka maqan.  Waxaana saxeexay waraaqdii loo gudbiyey Madaxweynaha Masuuliyiintan xubnaha Golaha dhexe ka tirsan ee hoos ku qoran:
·  Wasiir Dr. Sacad Cali Shire (Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka)
·  Wasiir Shucayb Maxamed Muuse (Wasiirka Wasaaradda Warshadaha )
·  Wasiir Dr. Maxamed aw. Daahir (Wasiirka Beeraha)
·  Wasiir Dr. Muuse Qaasim (Wasiirka Ganacsiga).
·  W/Xigeen Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole) (Wasiir ku Xigeenka Warshadaha)
·  W/Xigeen Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadheer) (Wasiir ku Xigeenka wasaaradda Xanaanada Xoolaha)
·  W/Xigeen Axmed Faarax Cadarre (Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha)
·  Maxamed C/laahi Cabsiiye (Lataliyaha Madaxweynaha ee arimaha Golayaasha)
  1. ee arimaha Golayaasha)
  2. Xildh. Axmed Xasan Aadan (Wayso-cade)
  3. Xildh. Maxamed Baaruud Shide
  4. Xildh. Maxamed Xuseen X. Ciise.
  5. Xildh. Ibraahin Axmed Haybe
  6. Xildh. Aadan X. Diiriye Dirir (Sanqoole)
  7. Xildh. Ilyaas Muuse Jaamac (Golaha deegaanka ee Hargeysa)
  8. Dr. Maxamed C.laahi Cumar (Wasiirkii Hore ee Arimaha dibadda)
  9. Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoorxoor)
  10. Mujaahid C/kariin Xaashi Cilmi
  11. Mujaahid Faysal Cali Sheekh Maxamed
  12. Maxamed Faarax Xirsi
  13. Prof. Cabdi Cali Jaamac
  14. Siciid Xasan C/laahi
  15. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil (Gudoomiyihii hore ee Haayadda shaqaalaha)
  16. Dr. Axmed Xaashi Oday
  17. Aamina Maxamuud Diiriye
  18. Maxamed Cabdi Iskeerse
  19. Eng. Xuseen Cabdi Cali
  20. Buraalle Cali Xuseen
  21. Dr. Maxamed Daahir Khayre
  22. Axmed Xaashi Cabdi
  23. Eng: Xuseen Sheekh Aadan
  24. Sheekh Saleebaan Siciid Cali
  25. Eng. C/qaadir X. Ismaaciil Maxamed
  26. Rooda Yuusuf Nuur
  27. Axmed/Qani Cabdi Samatar
  28. Khadar Baaruud Cumar
  29. Cali Maxamed Muuse
  30. C/raxmaan Cawil Xasan
  31. Maxamed Cismaan Axmed (Indho balac)
  32. Dr. Cismaan Cabdi Barkhadle (Shiine)
  33. Maxamed C/laahi Xandulle (Kayd)
  34. Milgo Daa’uud Cigaal.
  35. Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad).
  36. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case).
  37. Khadar Maxamed Caalin
  38. Khadar Cabdi Xuseen( Gud. Kulmiye ee Gobalka Hargeysa).
  39. Amiin Muuse (Gud. Kulmiye ee Gobalka Gabiley).
  40. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac) (Gud. Kulmiye ee Gobalka Saaxil).
  41. Can. ab Cumar Ileeye (Gudoomiyaha garabka haweenka ee KULMIYE)
  42. Aniisa Nuur Cigaal (Gudoomiyihii hore ee ururka haweenka ee NOW)
  43. Aamina Yuusuf Aar (Aamina Timo-dheer)
  44. Nimco Aadan C/laahi
  45. Hodan Axmed C.laahi
  46. Samsam Ibraahin Galbeedi
  47. Faadumo Yuusuf Qodax
  48. Xasan Mawliid
  49. Xuseeen Maxamed Rodol
  50. Cali C/qaadir Sh. Yoonis
  51. Axmed Yaasiin
  52. Cali Xasan Jaamac (Cali Gobanimo)
  53. Abiib Xasan Filfil (Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga).
Xubnaha Golaha wakiillada ee ku fadhiyey labada boos ama xubnaha ka baxay Xisbiga ee badalkooda loo gudbiyey Xisbiga si waafaqsan shuruucda iyo qawaaniinta Xisbigga Kulmiye ee lagu ansixin doono shirka golaha dhexe xubinimadooda, waxa ay yihiin xubnaha hoos ku qoran:
  1. Mustafe Ibraahin Cismaan (xubintii uu baneeyey Cali Maxamed Kooshin)
  2. Cismaan Xasan Mire (Kursigii labaad ee Xildh. Ibraahin Axmed Haybe)
  3. Maxamed Ismaaciil Warsame (Kursigii labaad ee Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan)
  4. Cabdiraxmaan Cali Giire (Kursigii labaad ee Xildh. Maxamed Xuseen X. Ciise)
  5. Dr. Axmed Ibraahin Badde (Dr. Obolos) (Kursigii labaad ee Xildh. C.laahi Xuseen Cige).
Sida ka muuqata shaxda kor ku xusan, dhammaan Wasiirada Beesha Subeer Awal kaga jira Golaha Wasiirada oo dhan 9 wasiir iyo wasiiro ku xiigeen, 7 ka mid ahi waxay si hadda  taageereen yihiin Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, hallka Wasiirka Arimaha Dibada JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis-na uu yahay Musharax. Waxa jira sideed xubnood oo ku maqan safaro dibadeed ama shaqo qaran oo ka baxsan magaalada Hargeisa, oo aanay u suurtoobin in ay saxeexaan liiska taageerayaasha Golaha Dhexe ee Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi oo taageeradooda kusoo muujiyey siyaalo kala duwan sida Email iyo Telephone. Taas oo ka dhigaysa tirada guud 73 xubnood.

Fb: Abdiasiis jama Haji Cami
Hargeisa Somaliland

Comments

Popular posts from this blog

Somaliland international partners urge political stakeholders to agree on a timely roadmap election.

  For the first time ever, Somaliland's foreign allies have officially spoken out against the extension of President Bihi's tenure by the house of elders by two years. The international partners emphasized the significance of a consensus-driven process that enables elections to be held as soon as possible in a manner consistent with the technical considerations laid out by Somaliland's National Electoral Commission, without specifically stating whether or not the mandate extension was appropriate. In a statement, they urged the political stakeholders to work together constructively to agree on a timely roadmap for the elections for Somaliland’s democratic credibility and stability. The declaration was made only a few days after opposition parties explicitly criticized the house of elders' decision to extend President Bihi's term by two years and stated they would no longer accept him as "a legitimate president" when his term ends on November 13. a ...

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA”

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA” - Guddoomiyaha/ahna Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey duhurkii Maanta. Muuse Biixi Cabdi oo kolkii la soo dhaweeyey kaddib fagaare kala hadlay Taageerayasha soo dhaweeyey, ayaa u mahad naqay bulshada reer Burco ee halkan ku soo dhaweeyey, isagoo ku hambalyeeyey doorka ay kaga jiraan guulaha xisbiga Kulmiye tan iyo markii la aasaasay . guddoomiyaha ayaa sidoo kale shacbiga Gobolka Togdheer ku booriyey inay ka qayb-qaataan diwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka ee laga bilaabayo Gobolka Togdheer. waxaan salaan idiinka sidaa Madaxweynaha Somaliland, aasaasihii Kulmiye, guddoomiyihii SNM ee halganka Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo” ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi oo Shacbiga la hadlayey. ” waxa kale oo aan idiinka mahad naqaya codkii...

SOOYAALKA TAARIIKHEED EE 29 ASKARI OO MADAXWEYNEYAAL KASOO NOQDAY WADAMADDA UGU AWOODA BADAN DUNIDA

SOOYAALKA TAARIIKHEED EE 29 ASKARI OO MADAXWEYNEYAAL KASOO NOQDAY WADAmada UGU AWOODA BADAN DUNIDA. Ciidan-nimadu   Ma Wax Lagu Faannaa Mise Waa Wax Laga Faanno?. raar ama Hor-dhac Ku sinnaan muddo haatan laga joogo illaa 5000 [shan kun] oo sannadood ayaa sooyaal taban ay mahadh-dhadu kasoo werisay taariikhda uu ina-nebi aadan ku lahaa kownkan, taas oo milicsiga raadadkeedu qaarad illaa qaarad dunida oo dhan xog waran wanaagsan laga daalacan karo. Taariikhahan haddii aad u dhab-bo gasho waxaa ay xogo kaaga iftiiminayaan qaab dhismeedka nololeed ee bulshooyinkaas noolaan jiray, noloshoodu sida ay ahayd, cuntadoodu waxa ay ahayd, qaabka qoysaskoodu u dhisnaayeen, maamul ahaan iyo is kaashi ahaan sida uu nidaamkoodu ahaa.  Waxa kale oo taariikhahaas ku suntan sida uu ammaankoodu ahaan jiray iyo asbaabaha dhalin jiray colaadaha  ay geli jireen. Dhammaan bulshooyinka noolaa wakhtiyadaa hore oo ay ka mid ahaayeen (faraaciintii, Romankii, Giriigii, dawladihii Kiris...