Monday, 28 September 2015

Hargeysa Xukuumada Somaliland Ayaa markii u horaysay ka hadashay tirada xujaajta Somaliland Kaga dhimatay sanadkan xaramka sidaas waxa warfidiyeenada u xaqiijiyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Diinta Iyo Aqaafta Somaliland Nuur Cismaan Guleed Waxan Yidhi “ Somaliland tirada Rasmiga ah ee kaga dhimatay waa afar xaaji sido kale waxa lumay oo la waayay Afar xaaji oo kale oon la kala ogeyin in ay dhinteen iyo in kale - Sido Kale waxa uu Wasiir ku xigeenku ka hadlay warar sheegaaya in ay shaqadii wasaaradoodu qabanaysay ay la wareegeen Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland isago arimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi mar kale “ horta anaga iyo gudida wanaag faristu ma nihin laba tartamaaya bal se waa laan naga mida anaga howshaa ay hayaana anagaa u xil saaray. -



Xukuumada Oo Markii Horaysay Shaaca Ka Qaaday Tirada Xujaajta Ah Ee Somaliland Kaga Dhimatay Gudashadii Xajka


Hargeysa Xukuumada Somaliland Ayaa markii u horaysay ka hadashay tirada xujaajta Somaliland Kaga dhimatay sanadkan xaramka sidaas waxa warfidiyeenada u xaqiijiyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Diinta Iyo Aqaafta Somaliland Nuur Cismaan Guleed Waxan Yidhi “ Somaliland tirada Rasmiga ah ee kaga dhimatay waa afar xaaji sido kale waxa lumay oo la waayay Afar xaaji oo kale oon la kala ogeyin in ay dhinteen iyo in kale
-

Sido Kale waxa uu Wasiir ku xigeenku ka hadlay warar sheegaaya in ay shaqadii wasaaradoodu qabanaysay ay la wareegeen Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland isago arimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi mar kale “ horta anaga iyo gudida wanaag faristu ma nihin laba tartamaaya bal se waa laan naga mida anaga howshaa ay hayaana anagaa u xil saaray. -

No comments:

Post a Comment

Maxaa laga filan karaa Golaha Amaanka Bari Qadiyadda Aqoonsiga Isreal ee Somaliland!

  Marka la eego aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Israel iyo Maraykanka, waxaa laga filan kara...