Tuesday, 6 October 2015

Maxaad Shaqadan U Soo Qoratey?



Maxaad Shaqadan U Soo Qoratey?
Qalinkii:Mohamed Ali Bile.

 

Marka su'ashaa lagu weydiiyo. Haku jawaabin kuwan iyo qaar la mida:

1. Shaqadan an iminka hayo waan ku meel gaadhayay oo mid kale uunbaan ku doodndoonayey, markaa idinkaan idin arkey oo sidaasaan u soo dalbadey.
.
2. Shaqadan iminka an hayo waxa ka fican tiinan sidaasaan u soo qortey shaqadan.
.
3. Mushahar kaan iminka qaato ka badan ayaad bixisaan ayaa la yidhi, sidaasaan u soo qortey.
.
4. Kuwan an la shaqeeyaa maba hagaagasana oo shaqaalaha wey dulmaan.
.
5. Lodkii kal sadexaad jaamacadda ka baxay ayaan ahaa oo laba sanadoodba bilaa camal ayaan ahaa. Waakan nasiibkii maanta ii kiin keeney.
.
6. Meelo badan ayaa arji u gudbiyey. Qaarna ma soo jawaabaan, qaarna inta ay interview kaa qaadaan ayuunbey iska aamusaan.
.
7. Reerka anaa u weyn odeygiina uu iska daaley markaa wallahi waxan beryahaaba raadinayey shaqo, waxan is leeyahay reerka u shaqee.
.
8. Maanta dalka cid aan cidi garab taagneyn wax lama siiyo, idinkuse waabad fiicantihiin.
.
9. Maamulaheyga iskuma fiicnin markaa waxan goostey inaan meesha uuga tago.

Skype: Abdiasiis47
Fb:Abdiasiis jama Haji cami
Hargeisa Somaliland

No comments:

Post a Comment

Maxaa laga filan karaa Golaha Amaanka Bari Qadiyadda Aqoonsiga Isreal ee Somaliland!

  Marka la eego aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Israel iyo Maraykanka, waxaa laga filan kara...