Tuesday, 20 October 2015

Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ugu Jira Deegaanka Qoryoolay Ee Gobolka Togdheer Oo Taageeray Musharaxnimada Muuse Biixi

Hargeysa(HWN):-xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ugu jiraa deegaanka a Qoryoolay ee gobolka Togdheer ayaa ku dhawaaqay inay taageersan yihiin musharaxnimada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Xubnahan oo kala ah Khaliif Xiinwaal, Shariif Abokor Dhuuxyare, Xildhibaan Cali Xasan Maxamed(Mareexaan), Xildhibaan Maxamed Jaamac, Deeqa Waydaar, Xaaji Shaarub,Maxamed Saleebaan Rooble  iyo Jaamac Xaaji Axmed, kuwaas oo dhamaantood sheegay inay taageersan yihiin musharaxnimada gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Xubnahan ayaa sheegay inay ku midaysan yihiin taageerada gudoomiye Muuse Biixi, waxaanay tilmaameen in marka la gaadho shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ay taageeradooda la garab istaagi doonaan xisbiga gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.
Sidoo kale waxa jira xubno ka soo jeeda deegaanka Qoryoolay  oo ka tirsan xukuumada isla markaana
Fb; Abdiasiis jama Haji Cami
Hargeisa Somaliland

No comments:

Post a Comment

Maxaa laga filan karaa Golaha Amaanka Bari Qadiyadda Aqoonsiga Isreal ee Somaliland!

  Marka la eego aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Israel iyo Maraykanka, waxaa laga filan kara...