Sunday, 11 October 2015

Abiib Timacad oo iska dhiibay Garabka Mohamed Bihi Younis Cidlana kaga dhaqaaqay saaxiibkii samale



Abiib Timacad oo iska dhiibay Garabka Mohamed Bihi Younis Cidlana kaga dhaqaaqay saaxiibkii samale
 

Wasiirkii hore ee wasaarada Warshadaha Somaliland Abiib Diiriya Nuur Timacad oo ahaa saaxiibka ugu dhaw ee Cabdicasiis Mohamed Samaale oo ka mid ahaa sadexda musharax ee ugu cad cad tartanka musharaxminadda ee xusbiga kulmiye ayaa manta markaliya lagu dhex arkay isagoo ag boodaya musharax kale ee Mohamed Bihi Yonis oo manta dalka ku soo laabatay.
Mudane Timacad oo ah nin is badal badan laguna yiqaan ka digo rogasho badan oo kolba meesha dantiisu ku jirto u wareega ayaa lagu xasuustaa iscasilaadii u danabaysay oo uu usababeeyay xil ka qaadistii saaxiibkii samaale.
Lama oga sababta keentay in abiib timacad u wareego garabka Ina bihi yonis isla markaana ka digo rogto saaxiibkii Samaale.


Skype: Abdiasiis47
Fb: Abdiasiis Jama Haji Cami

No comments:

Post a Comment

Maxaa laga filan karaa Golaha Amaanka Bari Qadiyadda Aqoonsiga Isreal ee Somaliland!

  Marka la eego aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Israel iyo Maraykanka, waxaa laga filan kara...