Skip to main content

Dawlada Ethiopia Oo Soo Qab-Qabatay Kooxdii Suldaan Wabar Iyo Hawl Galo Ka Bilaabmay Aw Bare.



Dawlada Ethiopia Oo Soo Qab-Qabatay Kooxdii Suldaan Wabar Iyo Hawl Galo Ka Bilaabmay Aw Bare.
Dawlada Ethiopia Oo Soo Qab-Qabatay Kooxdii Suldaan Wabar Iyo Hawl Galo Ka Bilaabmay Aw Bare.

Hargaysa(HWN)Ciidamada Waddanka Itoobiya gaar aha kuwa Kililka Shanaad ayaa magaalada Aw bare ka qab-qabtay Xubno ka mid ah Kooxda Suldaan Wabar oo ay dabbo gal ku waddeen.
Warar xogogaal ah oo naga soo gadhaya Magaalada Aw barre ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan itoobiya ay kooxdaasi ku weeraren duleedka magaaladasi isla markaana Jeelka u taxaaben.
Xukumada Somaliland ayaa weerarkii lagu qaaday Badhasaabka Awdal ee ay ku dhinteen labbada Askari ku eedeysay Kooxda Suldan Wabar oo ay sheegen in uu ku sugan yahay dhanka itoobiya.
Tan iyo markii werarkaasi dhacay ayaa labada dawladood ka wadda xidhiidheen sidii ay talaabo wadda jir ah looga

qaadi lahaa kooxda Suldan Wabar, waxanay taalabada Ciidamada itoobiya qaadeen ku soo qabqabteen Xubno ka tirsan kooxdaasi, illaa hada ma cad in dawlada Itoobiya ay Somaliland ku soo wareejindoonto madama oo Somaliland danbi ay ka gallen.
Wararka Hordhac Ah ee Ay helayso Shabakada Caalamiga Ah ee HadhwanaagNews ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Wabar laga qabtay dad badan oo madax ugu ahaa deegaankaasi lagaga soo duuliyay nabad gobolka awdal ku caanka ahaa.
Dawlada Somaliland iyo itoobiya ayaa bishii hore heshiis ku kala saxeexday Magaalada Diridhaba, heshiiskasi oo saldhigiisu ahaa sidii labada dal ay iska kaashan lahayeen adkaynta nabbadgelayda.
Ciidanka Somaliland ayaa heegan buuxa la galiyay iyaga oo inta u badan lagu Daad gureeyay magaalada boorama kuwaas oo ciidanka milatarigu habeenkii Koox koox u dhex socdaan magaalada,Kuwaas oo magaalada ka sifaynaya Kooxda Nabad Diidka Ah ee Suldaan Wabar.

Fb: Abdiasiis Jama Haji Cami
Hargeisa Somaliland

Comments

Popular posts from this blog

Somaliland international partners urge political stakeholders to agree on a timely roadmap election.

  For the first time ever, Somaliland's foreign allies have officially spoken out against the extension of President Bihi's tenure by the house of elders by two years. The international partners emphasized the significance of a consensus-driven process that enables elections to be held as soon as possible in a manner consistent with the technical considerations laid out by Somaliland's National Electoral Commission, without specifically stating whether or not the mandate extension was appropriate. In a statement, they urged the political stakeholders to work together constructively to agree on a timely roadmap for the elections for Somaliland’s democratic credibility and stability. The declaration was made only a few days after opposition parties explicitly criticized the house of elders' decision to extend President Bihi's term by two years and stated they would no longer accept him as "a legitimate president" when his term ends on November 13. a

SI AAD U GARATO HALKA AAD KU SOCOTO; WAX KA OGOW HALKII AAD KA TIMID!! W/Q: MAXAMED CALI BILE.

SI AAD U GARATO HALKA AAD KU SOCOTO; WAX KA OGOW HALKII AAD KA TIMID!! W/Q: MAXAMED CALI BILE . Waxaan Hargeisa imid iyada oo dalka lagu jirey dhowr bilood 1991-kii. Waxaana an ka bilaabey shaqo mushaharkeedu yahay $400 bishii. Waxey aheyd mushahar uugu sareeya ee xiligaa qof qaadan jirey. Dalku sida uu dhanyahayba qof mushahar qaataa muu jirin, marka laga reebo dhowr qof oo hey’ado u shaqeyn jirey mooyaane. Madaxweyne ilaa Wasiir iyo Taliye Ciidan ilaa Xildhibaanka Golaha Dhexe ee SMN ka tirsanaa, muu jirin qof hal shilin oo mushahar ah qaadan jirey, haddey bil noqoto iyo haddey sannad noqoto iyo afar sanadood noqotaba. Bal adigu ka warran ummad dhan oo dawlad ah, oo ciidan leh oo bileys leh oo wasiiro leh, oo macalimiin leh oo dhakhtaro leh, oo dawladda hoose leh, oo jeel maxaabisi ku xidhantahay leh, oo maxkamado leh, oo idaacad aroor iyo habeenba hadasha leh, oo hadana aanu ku jirin hal qof oo mushahar qaataa. Dadkaasi sida ay dhanyihiin wey soo shaqo tagaan aroor kasta 8-da

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA”

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA” - Guddoomiyaha/ahna Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey duhurkii Maanta. Muuse Biixi Cabdi oo kolkii la soo dhaweeyey kaddib fagaare kala hadlay Taageerayasha soo dhaweeyey, ayaa u mahad naqay bulshada reer Burco ee halkan ku soo dhaweeyey, isagoo ku hambalyeeyey doorka ay kaga jiraan guulaha xisbiga Kulmiye tan iyo markii la aasaasay . guddoomiyaha ayaa sidoo kale shacbiga Gobolka Togdheer ku booriyey inay ka qayb-qaataan diwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka ee laga bilaabayo Gobolka Togdheer. waxaan salaan idiinka sidaa Madaxweynaha Somaliland, aasaasihii Kulmiye, guddoomiyihii SNM ee halganka Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo” ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi oo Shacbiga la hadlayey. ” waxa kale oo aan idiinka mahad naqaya codkii