Monday, 21 September 2015

Hargeisa International University (HIU)

 Waxay Jaamcada Caalamiga  ah ee Hargeisa International  University bilaabaysaa diwaan galinta  ardayda cusub ardyda cusub ee sanad waxbarashadeedka 2015/2016 bishan September 05 2015         
 Waxaanay soconaysaa qabashada codsiyadu ilaa bisha September 30 ,Hadaba waxaa lagu wargalinayaa dhaaman cida danaynaysa inay ku soo biirto kuliydaha kala duwan ee jaamacada inay u soo gudbiyaan codsiyadooda  xafiiska diwaan galiyaha guud ee jaamacadda Hargeisa Intenational University
Shuruudaha laga rabo qofka bilaabay heer jaamacadeed ee koowaad(Bachelor Degree) inuu soo gudbiyo

1.Shahaadadda dugsiga sare ee somaaliland ,ciddii sidata shahaado dibadeed waa inay ka soo ansixiayaan xafiiska imtaxanaadka guud ee wasaarada waxbrashad iyo tacliinta sare Somaliland
 2. Fiiga codsiga oo ah $20 oo lagu bixin doono Dahabshiil acc# ;D 49147 ama Salaama Bank acc#;60155352
3, Form codsiga oo laga heli karo xurinta jaamacada ama webka jaamacada ee ah www.hiu.edu.so
4.Laba sawir oo kur midab leh
5.Nuqul(copy) aqoonsiga qofka sida National ID ama possport  hadii uu qofku xaraynayo foomka ardayda

Waxaa kaloo loogu bushaaraynayaa in ardayda la siin doon deeq waxbarasho oo ay siin doonto Hargeisa Internatuional University iyo Student Financial Support Intiatives(SFSI) oo dhan 30%. Please visit us or call 572727

No comments:

Post a Comment

Xiisadaha Siyaasadeed ee Ka Dhalan Kara Booqashada Raysal Wasaare Xamse Barre ee Laascaanood iyo Xidhiidka Somaliland.

      Haddii Raysal Wasaare Hamsa Bare) uu booqdo Laascaanood, waxay noqon kartaa arrin siyaasadeed iyo amni oo xasaasi ah, waxaana laga y...