Skip to main content

MAANSADA RUN ( Abwaan mahamed Hashi Dhamac Gaariye AHUN)



MAANSADA  RUN ( Abwaan mahamed Hashi Dhamac Gaariye AHUN)

Runeey lagu neceb
Lagu Rokee
Laska Kaa reeb
Ristaad Daaqdaba
Fule kaa roor
Ruxrux doon iyo
Ra,iis daalin ah
Midna kuma rabo
Ninkii kuu roon
Danbi lagu raro
Ribo iyo been
Loorakaad sado
Xabsi lagu rido
Rasaas lagu furo
Raxantiisoo
OOda loo rogo
OO ka reebiyo
Rajo laga dhigo
Raxan raadiyo
Rafaad lagu muday
Mise riiq gabo
NNimaad Ruuneey
Raatubtiis tahay
Rafiiqaguna
Haduu rubad go,o
Adaa rimaneey
Raage kale dala
Ruud biraa tahay
Aarka raanta leh
Iyo raantiyo
Rabinimadii
Fircoon lagu rogay
Isna reemaadh
Waa wax rubuc yare
Lau raagtiyo
Rookarookada
Kurusheeda ah
U riyaaqyoo
Rarabtiisii
Raad udgoon mood
Dhulku kala roor
Risiq lal cuno
Run la qaawiyo
Run la qaawiyoRuux la garab dhigo
Xaq la raad sado
Reeban, buu yidhi
Rasuulinuu yahay
Raxamaan soo diray
 Dadna wada rabo
Riddo iyo been   
Geli raadyahaha
Ka riwayadi


Comments

Popular posts from this blog

Somaliland international partners urge political stakeholders to agree on a timely roadmap election.

  For the first time ever, Somaliland's foreign allies have officially spoken out against the extension of President Bihi's tenure by the house of elders by two years. The international partners emphasized the significance of a consensus-driven process that enables elections to be held as soon as possible in a manner consistent with the technical considerations laid out by Somaliland's National Electoral Commission, without specifically stating whether or not the mandate extension was appropriate. In a statement, they urged the political stakeholders to work together constructively to agree on a timely roadmap for the elections for Somaliland’s democratic credibility and stability. The declaration was made only a few days after opposition parties explicitly criticized the house of elders' decision to extend President Bihi's term by two years and stated they would no longer accept him as "a legitimate president" when his term ends on November 13. a ...

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA”

XIRSI-GAA MAANTA SIYAASIGA WAYN NOQDAY WUXUU KAMID AHAA DHALINYARADII KULMIYE KA BADBAADIYEY TAHRIIBKA” - Guddoomiyaha/ahna Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey duhurkii Maanta. Muuse Biixi Cabdi oo kolkii la soo dhaweeyey kaddib fagaare kala hadlay Taageerayasha soo dhaweeyey, ayaa u mahad naqay bulshada reer Burco ee halkan ku soo dhaweeyey, isagoo ku hambalyeeyey doorka ay kaga jiraan guulaha xisbiga Kulmiye tan iyo markii la aasaasay . guddoomiyaha ayaa sidoo kale shacbiga Gobolka Togdheer ku booriyey inay ka qayb-qaataan diwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka ee laga bilaabayo Gobolka Togdheer. waxaan salaan idiinka sidaa Madaxweynaha Somaliland, aasaasihii Kulmiye, guddoomiyihii SNM ee halganka Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo” ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi oo Shacbiga la hadlayey. ” waxa kale oo aan idiinka mahad naqaya codkii...

SOOYAALKA TAARIIKHEED EE 29 ASKARI OO MADAXWEYNEYAAL KASOO NOQDAY WADAMADDA UGU AWOODA BADAN DUNIDA

SOOYAALKA TAARIIKHEED EE 29 ASKARI OO MADAXWEYNEYAAL KASOO NOQDAY WADAmada UGU AWOODA BADAN DUNIDA. Ciidan-nimadu   Ma Wax Lagu Faannaa Mise Waa Wax Laga Faanno?. raar ama Hor-dhac Ku sinnaan muddo haatan laga joogo illaa 5000 [shan kun] oo sannadood ayaa sooyaal taban ay mahadh-dhadu kasoo werisay taariikhda uu ina-nebi aadan ku lahaa kownkan, taas oo milicsiga raadadkeedu qaarad illaa qaarad dunida oo dhan xog waran wanaagsan laga daalacan karo. Taariikhahan haddii aad u dhab-bo gasho waxaa ay xogo kaaga iftiiminayaan qaab dhismeedka nololeed ee bulshooyinkaas noolaan jiray, noloshoodu sida ay ahayd, cuntadoodu waxa ay ahayd, qaabka qoysaskoodu u dhisnaayeen, maamul ahaan iyo is kaashi ahaan sida uu nidaamkoodu ahaa.  Waxa kale oo taariikhahaas ku suntan sida uu ammaankoodu ahaan jiray iyo asbaabaha dhalin jiray colaadaha  ay geli jireen. Dhammaan bulshooyinka noolaa wakhtiyadaa hore oo ay ka mid ahaayeen (faraaciintii, Romankii, Giriigii, dawladihii Kiris...